Arwaaxdaa ku waarine
Umatidii aduunyadu
Ma dhamaan ayaamuhu (X2)

Heedhe labo is aaminoo
Axdi meel dhigtaa nahay(X2)

Sidaan kuu ogsoo nahay
Iftiin baa iiga kaa baxa
Adiguna ogaasow ishu macalin weeyaaan (X2)

Araga iyo maqalka iyo
Aqligaa ku tabayee
Imaankii jaceylkuba runtii adiga weeyeeeee (X2)

Adimada lixaadkiyo Uruqyada halbowlaha inta dhiigu ka un-kamo
Xidida adeegaa ku dhex uumatahayoo (X2)

Udgoon ubax ka soo baxey oogada jirkoo idil
Adiguna ugaasow ishu mclin weeyaaaaaaan (X2)

By: Abdiyare

Exit mobile version