Bilowgi dareen naftu barashiyo
Midkay beegsatoow
Bilaati jacayl bayaan iixidho
Boqorkaygiiyoow
2x
Barbaartaba midkii iiga baaqaye
Bartamaha qalbiga bayd ku yeeshayow
Boqorkaygiyow boqorkaygiiyow

I baxnaanisoo wan kuu bogee
Bilaaahi calayk isku keen bahdow
Balan iidhigoo ugu baaq aroos
2x
Bilic iyo hufnaan baxsanan dabciga
Midkaan ugu bogoow
Basharkaba dhaman aan ka begsadow
Boqorkaygiiyooow
2x
Bashaash iyo midkay bulshaduba tabto
Badigod ragaba burji dhaafayow
Boqorkaygiyow
2x
I baxnaanisoo wan kuu bogee
Bilaaahi calayk isku keen bahdow
Balan iidhigoo ugu baaq aroos
2x

Exit mobile version