VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadda uma baahna - Lyrics

Xidhiidhka bagan uga baydhey Bagaan uga baantay naftayda Bagaan boholyow uga raystey Jacaylka bagaan bada raacshey 2x Bogayga cidi aan baxnaanin Qofki been been ku sabaayey Fajiga buugiisa rasaysan Garaadku baguu uga booday 2x Humaaga bartan ka arkaayo Boogtii hore loo dhayi waayey Kalsoonidu baaba'a u gaadhey Kasheydu hadeer uma baahna 2x Nasiibku baguu ibadbaadshey Dhaxada anigaaba ka baaqdey Halkii aan beerka u jiifay Kabaxay xabsigu ila beegtay 2x Alaa igu beeray mid barakaysan Midaan wada beerno iniinta biqlaysa Farxadu buux weeyi aniga igu baahdey Halkaan galiye miyan cid u baahan 2x Humaaga bartan ka arkaayo Boogtii hore loo dhayi waayey Kalsoonidu baaba'a u gaadhey Kasheydu hadeer uma baahna 2x
Queue is empty
-- / --