VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hadda uma baahna mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Malyuun Maanka
Hadda uma baahna

Xidhiidhka bagan uga baydhey
Bagaan uga baantay naftayda
Bagaan boholyow uga raystey
Jacaylka bagaan bada raacshey
2x
Bogayga cidi aan baxnaanin
Qofki been been ku sabaayey
Fajiga buugiisa rasaysan
Garaadku baguu uga booday
2x
Humaaga bartan ka arkaayo
Boogtii hore loo dhayi waayey
Kalsoonidu baaba'a u gaadhey
Kasheydu hadeer uma baahna
2x
Nasiibku baguu ibadbaadshey
Dhaxada anigaaba ka baaqdey
Halkii aan beerka u jiifay
Kabaxay xabsigu ila beegtay
2x
Alaa igu beeray mid barakaysan
Midaan wada beerno iniinta biqlaysa
Farxadu buux weeyi aniga igu baahdey
Halkaan galiye miyan cid u baahan
2x
Humaaga bartan ka arkaayo
Boogtii hore loo dhayi waayey
Kalsoonidu baaba'a u gaadhey
Kasheydu hadeer uma baahna
2x

codkii Malyuun Maanka