Balan kaan lahayn iyo
Baaqii noo dhaxeeyay
Oo baahida isugu
Qabnay x2

Barashadadii aan u
Bogay aniga booqa-
Shadaada barwaaqa
Ii ahayd x2

Adigaa buxin karaayee
Bar barkaaga yay ka
Boodin bilicsamay bar
Barkaa yay kabodin
X2

Bar barkii wadnahaad
Tahay bad baadadii
Jacaylkaay oo baahida
Isugu qabnay x2

Barashadadii aan u
Bogay aniga booqa-
Shadaada barwaaqa
Ii ahayd x2

Adigaa buxin karaayee
Bar barkaaga yay ka
Boodin bilicsamay bar
Barkaa yay kabodin
X2

Exit mobile version