Gabadhyahay adaan
Kuu soo go'ee
Guul wacan aan gaadhnee
Gacantaa i sii

Inaan kuu gargaaroo
Adna ii gargaartaa
Garab i siisaa
Gacan walaalnimo

Guhaad ma fiicnee
Gar aan go'aynin
Galad maahin saasee
Waa inaan is guursanaa
Gogol xalaal wada seexanaa

Galab hadaan ku arkin
Geeskaad iga jirtaa
kuu gaanbiyi karaa

Inaan kuu gargaaroo
Adna ii gargaartaa
Garab i siisaa
Gacan walaalnimo

Guhaad ma fiicnee
Gar aan go'aynin
Galad maahin saasee
Waa inaan is guursanaa
Gogol xalaal wada seexanaa

Exit mobile version