lubiga kalgacal
ha laxaadsado
libin aynu gaadhnee
lugooyo ka dhaw r
lamaana is doortay
laba kala maarmin
siday laabta isugu hayaan
baby baby love igu ahoow
laamaha jacayl
haku lalaxsomee
laliyo lali
sidii wiifoogi laliyoo lali
lali luulkii qalbigaygaay
libta caashaqa
aynu laasimnee
lurku hayna daayee
lahasho ka dhawr
sida laba is jecel
oon kala leexan
si lilaahiya u wadagan
baby baby love igu ahaw
laamaha jacayl
haku lalaxsomee
laliyo lali
sidii wiifoogi laliyoo lali
lali luulkii qalbigaygaay