Dayax nuuraay dunida waxa yaal
Daymadaada kuma doorsadeen

Nal ii daaro inaan kaa durko
Iska daayee kuma deen karo

Laab ku doonto dadka kuu jecel
Yee dayoobin bbe-yee
kaali daadihii bbe-yee

Darbi dhaxmoaha dugis dhaliyaa
Dam dhulkoo yiri nuur ideeqaay

Dhaaya kuu diiran oo ku daawada
Yee dam irin kaali daawee

Laab ku doonto dadka kuu jecel
Yee dayoobin bbe-yee
kaali daadihii bbe-yee

Exit mobile version