gabadha gayaan aan goobi jiray
ku barbaartay guri goobta reerku
dago
garaarkii hobyoodo waa siliyo gawana
gabiyada xalgulo iyo gaalkacyo
waa gobod ku nool aan la gaadhi karin
ceel dheer ku nool

heleleey waa gaari dumar geenya
ugub waa gibil qurxoon wa gabadh
galmudug
ninka guursadaa gul iyo nasiiblo
guud haldhaa helay

gaarida gayiga somali wayn
galguduud mudug gacalkeedu
dago
gaariso cadaad galkii caabudwaaq
ceel buur guryaceel iyo godilabiyo
waa gobod ku nool aan la gaadhi
karin

Exit mobile version