VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Inaa tahay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Marwaan yare
Inaa tahay

Inaa tahay ruux dhabeela
Dhaayaha ku arkaa qiraaya
Xataa ruuxaan ku dheehan
Dhegtu ku maqlaa fahmaysa
Inaa tahay geesi dhiiran
Damiirka maankaa saxaaya
Xataa ruuxan ku dhaadin
Dhegtuu ku maqlaa fahmaysa

Markaa socotee dhaqaaqdo
Talaabada aad dhigayso
Dhulkaa indha yeelanaya
Dhirtaa ku bariidinaysa
Markaad garta dhiidhiyayso
Eraygaad dhahdidbaa xaqiiqa
Sidaad u dhamaystirayso
Ayaan dheel dheel galaynin

Dhererka joogaga taagan
Gobaad muuqaaga dhiibsan
Asluubta iyo dhawrsanaanta
Waxaa kuu dheer ilwaadsan
Dhamow garashada hilaadsan
Marwaan kartidaada dhiiran
Hankaaga fog ee dhigaalsan
Dhigaa male hanashadaada

codkii Marwaan yare