hadaan u caraabay
cadceed dhaladkeeda
casarkii galabtii iyo
cawayskii mar buuqdo

caashaqan u sheegay
cudurka u tilmaamay
alla cugasho igu diido

jacayl iga daa canaanta
hadaan cabatay maanta
codkayga ku sheegay
hadayna i caawin
caynkeen u galaa
jacayl iga daa cayaarta

qalbiga cabanaaya
caloosha huraysa
intaad cago jiiday
culayska dareenta
midaan calmadaay
cidlaysaye eega
cidlaan ku ogaaday

Exit mobile version