adoo jano ii haaday
haween ku ag joojin mayo
adoo jawi caashaq doonay
marnaba kujikaari maayo
hadaad ila jirin aduunka
gacalooy jirada ka dawoobi
maayo baby dartaa jalka
quudan maayo macaney
dartaa jidiinka la raadsan
maayo gacalooy dareenka
oo jiliin kaweyn

Exit mobile version