sow lagayga iyo beerka
kumu si lifaaqmin
jacaylku laftayda
way laciif kama yeelin

sow muu lumin haatan
awoodan lahaayo
sow hadaa ma laciin
dartaa uma liicin

hadaan u lamaane
way lilaahi ahaanin
sow lurkiisa jacaylka
lahiisa mimaayo

sow laxaadkiyo jiidhka
ladnaanin ahaanin
so la'aanta qudhayda
ma loodinin waayin

sow haweenba lugtooda
dhamaan kama leexan
sow labaatan dhigaaga
la loolami maysid

hadaan u lamaane
way lilaahi ahaanin
sow lurkiisa jacaylka
lahiisa mimaayo

Exit mobile version