ma ogtahay muftaaxiyo
inaad miyir qaba iitahay
ma ogtahay midaan dumar
mardhab ila qurxon
ka maqsuudayaad tahay
marna qalad ihoosmarayoo
nalka muujiayaad tahay
markalena miciiniyo
cudud muuqataad tahay
way nafta kama maqnaatide
waad umuuqan waydaa
xiska kama maqnaatide
waad maamulaysaa
ana furay markhaatiga
ana furay markhaatiga

ma ogtahay dhibkaan maray
cirkii maydhayada tahay
ma ogtahay maqluuuqaba
kuligood ka mudan tahay
dumar magac guud iyo
magta way la siman tahay
maskaxda iyo garaadkiyo
masna way ka mudan tahay
ana kaan ku moogayn
kuu mahad naqaan ahay
way nafta kama maqnaatide
waad umuuqan waydaa
xiska kama maqnaatide
waad maamulaysaa
ana furay markhaatiga
way nafta kama maqnaatide
waad umuuqan waydaa
xiska kama maqnaatide
waad maamulaysaa
ana furay markhaatiga
ana furay markhaatiga
ana furay markhaatiga

Exit mobile version