Sibaan uyar booday
Layl saq dhaxoo
Jinbaa suuradaada
Ii sawiroo samays
Kaagaa xajkii iisaxoo
Sumada quruxdada
Waa mid saree X2

Markaad socotaan
Kasii sasayoo xarago
Sidani masaarin ishee
Safkii xuural caynta
Saami miyaa sulekha
Kolayta waa sidataa
X2

Sowt kaagu lubigu
Sariir dhigayo saaq
Moo wadnuhu siraad
Kabaxyee waakaa
Surmigii jacaylku sur-
mee bal kalay kasaar
Adaa saldhigtee X2

Waxbaa sawirkaaga
Ii suntayoo sikinba
Sikin buu siyaad
U noqdoo naftaan
Sasabaayay baa
Sahwidee sidee
Tahay mana saaka
Dhahay X2

Inaan sababtaada
Soor ujaroo kasahiday
Oonta saxna ahayn
Sagaal jeer bay war-
Baahin sugtee miyan
Surbacaad ku siibi
Karayn X2

Sowt kaagu lubigu
Sariir dhigayo saaq
Moo wadnuhu siraad
Kabaxyee waakaa
Surmigii jacaylku sur-
mee bal kalay kasaar
Adaa saldhigtee X2

Exit mobile version