VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alla mahad leh - Lyrics

Muuqiinii laaxday masha alaah Midabkiina goortay mahad eebe Muuqiinii laaxday masha alaah Midabkiina goortay mahad eebe Dhanka iyo dugaagee mays mudanee Dhanka iyo dugaagee mays mudanee Alaa mahad leh maantaa alaah Alaa mahad leh maantaa alaah Sida roob mir dhexe da,ay Masha alaah anigoo ah Markaa ii timaadaa Sida roob mir dhexe da,ay Masha alaah anigoo ah Markaa ii timaadaa Aduunbaa i maan garan Ama waad i maah garan Aduunbaa i maan garan Ama waad i maah garan Sida malabka marna dahabka Sida malabka marna dahabka Ula soo mashxaradee Durdur ila jamaaxdaan Maray baxay la moodyeey Kuwaan kuu mudnaa Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Muxubada kalgacalkaa Ana maanta igu weyn Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Muxubada kalgacalkaa Ana maanta igu weyn Midigtiyo halbawlaa mahadeysay Hada murugadaadii ma i miratay Midigtiyo halbawlaa mahadeysay Hada murugadaadii ma i miratay Anigoo mildaaweyn ma i keentay Anigoo mildaaweyn ma i keentay Alaa mahadlee miyir waa u haydaa Alaa mahadlee miyir waa u haydaa Sida muuqa damalkoo Meel dheer ka soo baxay Hada laguu majiirtaa Sida muuqa damalkoo Meel dheer ka soo baxay Hada lagu majiirtaa Aduunbaa i maan garan Ama waad i maah garan Aduunbaa i maan garan Ama waad i maah garan Sida malabka marna dahabka Sida malabka marna dahabka Ula soo mashxaradee Durdur ila jamaaxdaan Maray baxay la moodyeey Kuwaan kuu mudnaa Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Muxubada kalgacalkaa Ana maanta igu weyn Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Muxubada kalgacalkaa Ana maanta igu weyn Wuxuu i baday kalgacalkii maalmahanba Milgihiyo murwaadkii miyirkaaga Wuxuu i baday kalgacalkii maalmahanba Milgihiyo murwaadkii miyirkaaga Muuqayga deeqdee ma is sudhanay Maankayga deeqdee ma is sudhanay Alaa mahadlee aduun lama maleeyee Alaa mahadlee aduun lama maleeyee Labadii is mudatee Mahad weyn isla dhaadhaca Masaayee ma siiyaa Labadii is mudatee Mahad weyn isla dhaadhaca Masaayee ma siiyaa Aduunbaa i maan garan Ama waad i maah garan Aduunbaa i maan garan Ama waad i maah garan Sida malabka marna dahabka Sida malabka marna dahabka Ula soo mashxaradee Durdur ila jamaaxdaan Maray baxay la moodyeey Kuwaan kuu mudnaa Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Muxubada kalgacalkaa Ana maanta igu weyn Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Kaan maanka ku hayee Ii muuqanaayoo Muxubada kalgacalkaa Ana maanta igu weyn
Queue is empty
-- / --