VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Alla mahad leh mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Marwo Mahamed
Alla mahad leh

Muuqiinii laaxday masha alaah
Midabkiina goortay mahad eebe
Muuqiinii laaxday masha alaah
Midabkiina goortay mahad eebe
Dhanka iyo dugaagee mays mudanee
Dhanka iyo dugaagee mays mudanee

Alaa mahad leh maantaa alaah
Alaa mahad leh maantaa alaah
Sida roob mir dhexe da,ay
Masha alaah anigoo ah
Markaa ii timaadaa
Sida roob mir dhexe da,ay
Masha alaah anigoo ah
Markaa ii timaadaa

Aduunbaa i maan garan
Ama waad i maah garan
Aduunbaa i maan garan
Ama waad i maah garan
Sida malabka marna dahabka
Sida malabka marna dahabka
Ula soo mashxaradee
Durdur ila jamaaxdaan
Maray baxay la moodyeey
Kuwaan kuu mudnaa

Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Muxubada kalgacalkaa
Ana maanta igu weyn

Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Muxubada kalgacalkaa
Ana maanta igu weyn

Midigtiyo halbawlaa mahadeysay
Hada murugadaadii ma i miratay
Midigtiyo halbawlaa mahadeysay
Hada murugadaadii ma i miratay
Anigoo mildaaweyn ma i keentay
Anigoo mildaaweyn ma i keentay

Alaa mahadlee miyir waa u haydaa
Alaa mahadlee miyir waa u haydaa
Sida muuqa damalkoo
Meel dheer ka soo baxay
Hada laguu majiirtaa
Sida muuqa damalkoo
Meel dheer ka soo baxay
Hada lagu majiirtaa

Aduunbaa i maan garan
Ama waad i maah garan
Aduunbaa i maan garan
Ama waad i maah garan
Sida malabka marna dahabka
Sida malabka marna dahabka
Ula soo mashxaradee
Durdur ila jamaaxdaan
Maray baxay la moodyeey
Kuwaan kuu mudnaa

Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Muxubada kalgacalkaa
Ana maanta igu weyn

Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Muxubada kalgacalkaa
Ana maanta igu weyn

Wuxuu i baday kalgacalkii maalmahanba
Milgihiyo murwaadkii miyirkaaga
Wuxuu i baday kalgacalkii maalmahanba
Milgihiyo murwaadkii miyirkaaga
Muuqayga deeqdee ma is sudhanay
Maankayga deeqdee ma is sudhanay

Alaa mahadlee aduun lama maleeyee
Alaa mahadlee aduun lama maleeyee
Labadii is mudatee
Mahad weyn isla dhaadhaca
Masaayee ma siiyaa
Labadii is mudatee
Mahad weyn isla dhaadhaca
Masaayee ma siiyaa

Aduunbaa i maan garan
Ama waad i maah garan
Aduunbaa i maan garan
Ama waad i maah garan
Sida malabka marna dahabka
Sida malabka marna dahabka
Ula soo mashxaradee
Durdur ila jamaaxdaan
Maray baxay la moodyeey
Kuwaan kuu mudnaa

Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Muxubada kalgacalkaa
Ana maanta igu weyn

Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Kaan maanka ku hayee
Ii muuqanaayoo
Muxubada kalgacalkaa
Ana maanta igu weyn

codkii Marwo Mahamed