Xiliga iyo waqtiga layab leh layab leh xiliga iyo wakhtiga layaab leh layab le ninxaqiiqo kugu qaba o si xalaala kugu dhaqa 2x
Markuu laba xigtiisa ah dhaco xabiibnimu laso noqon aya lagu xisabtami marku ku xaqdhawrli,i yahay xurmad li,i jacaylku yahay 2x
Ragu ragu xeradi waydar yahay 2x
Ragu ragu xeradi wadar yahay 2x
Xumbadaa ha moodinaa xayturuu ha moodinaa xaasha,i waligii nin xun nin xun xilo ha moodina ala nin xun xun xilo ha moodinaa 2x
Xiligiyo wakhtiga layab leh layableeh xiligiyo wakhtga layableh nimad xiiso u qabto ood qalbi xaadhan ku ogtihid 2x
Markii uu xagkale jadtago xalki horu laso noqon aya lagu xisabtami marka u xanano jirin xurmad li,i jacaylku yahay 2x
Ragu ragu xilo bilaal u yahay 2x
ragu ragu xilo bilal uuyahay 2x
Xumbadaa ha modinaa xayturuu ha moodinaa xaasha,i waligii nin xun nin xun xilo ha moodinaa ala nin xun nin xun xilo ha moodinaa xaashai waligii nin xun nin xun xilo ha moodinaa ala nin xun nin xun xilo ha moodinaa 2x
Nin xun nin xun xilo ha moodinaa 2x
Nin xun ninxun xilo ha moodinaa ala nin xun nin xun xilo ha moodinaa 2x

Exit mobile version