1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
dhagihii alle waaniyaa
wacdiga kaa qaatoo
illaahay waafajiyaa
hadaad waqal hooriyo
xareeda ka weecataa
abaarta ku wareertaa
waar wanaagbaan kuu hayoo
naftaydaan wadeecadiyo
wareerka kadhawrayee
wadadan kuu cadiyo
biyaha ku walwaalayaan
waaar masee haawanayee
bad iyo wabi kugu daraan
waxaad ka hesho waxba
aniga ha iga siin
gabdhuhu waa kula walaal
hadaad wax ku qaadataa
codkaygu ku deeqayaa
dad wali caashaqiyoo
wadnihii kugu kali ahaa
dhankiisa diyaar utahay
waar horaan kuu waaniyoo
adoo weer ku weeraraan
intaa ku waaniyaa
tii horaad waydaaratood
waxkalaa kuu yeedhayaa
tog iyo ceelki wardheer
bad iyo wabi kugu daraan
waxaad kaheshiyo
aniga waxba ha igasiin