cudur maahin wixii i caataayee oo i caateeyee camal xumadaan ma ii can buurneed x2

caashaqaygii waa cubee
waani codsahaa i caawina caawadaaneey x2

ciisheedoo an waa lay canaadee yaa ii carifaa ciladaan ihaaysee x2

cantarkoo i calmadaa laygu ciilaayee laygu ciilaayee cawo laylaa la iciiji haayee x2

cilmigaasay halay cadeeyee
culumadee tiri caashaqaan hala ciilee x2

ciisheedoo an waa lay canaadee yaa ii carifaa ciladaan ihaaysee x2

Exit mobile version