Adiga adiga uun
Ahow aragti gaara
Lahow adoonsi xor
Ka ahow adigu mag-
Acaaga lahow x2

Adiga adiga uun
Ahow adigu afkaga
Lahow adigu awoo
Daada ogow adigu
Go'aan kaaga lahow
X2

Adiga adiga adiga
Uun ahaawey Adiga
Adigaa adigaa uun
Ahaawey adigaa
Adigaa adigaa uun
Ahaawey x2

Adigaa kuwaa kuu
Eedaa waa asaagaa
Wax kuma dheeraa
Aragaagu haduu
Dhibaayo adoo qos-
Layaa la eegaa x2

Dhinac haday kaa
Ahaadaan caqli god-
Aa lamiisaamaa aw-
Oodaaday ka didaane
Aamusnaan baa lagu
Dhaafaa x2

Adiga adiga adiga
Uun ahaawey Adiga
Adigaa adigaa uun
Ahaawey adigaa
Adigaa adigaa uun
Ahaawey x2

Waa ku sidee warna
Siidee hoostee maxa
Ku diidee aabo maku
Ciidee wuuuw

Sabar waryaa anigaa
Kugu noqday nabar
Waryaa horta miyuu
Kaa dagay badar carar
Waryaa sun cab orodoo
Barar waryaa x2

Adu naftaada aamin
Abshir dheh waad
Asiibi adaa farxad
Abuuri aduuna taaba
Galin aqoontaada la'
Aasi acuudu iskanaari
Alaa kaa wada riixi
Alay lehe waad karayni
X2

Adiga adiga adiga
Uun ahaawey Adiga
Adigaa adigaa uun
Ahaawey adigaa
Adigaa adigaa uun
Ahaawey x2

Exit mobile version