VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ali sabieh - Lyrics

ciideenii cali sabiix ciideenii cali sabiix ciideenii cali sabiix x2 ciideenii cali sabiix ciideenii cali sabiix ciideenii cali sabiix x2 ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay sureen cirka cali sabiix waxay sureen cirka x2 ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay tageen cirka cali sabiix waxay tageen cirka x2 casar jooga caaray cishadaad lajoogtaa nafta culeeska kaa dagi caba caanahooda dhama ciirta caanahooda dhama ciirta x2 caawa hadan joogo ciil maqabo hadaan kacabay caano ciil maqabo cuqdad maqabo hadaan caweenaayo cali sabiix ciil maqabo x2 ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay tageen cirka cali sabiix waxay tageen cirka x2 ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay sureen cirka cali sabiix waxay sureen cirka x2 cududooda lagu ciil baxay caska dhiigbaa loo shubay salka caska caradoodaa lagu ciiday caska fagta sare buur ku taal caska calool nadiifa cilad la'aanta cuqdad maleh waa cid saraysa cali sabiix waa nabad curiya x2 ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay sureen cirka cali sabiix waxay sureen cirka x2 ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay tageen cirka cali sabiix waxay tageen cirka x2 cilmi badanaa caruur iyo ciroolaba caqli badanaa gabdho wada cad cad ma carabaa caadi maahee ma cadaanbaa caliyow kaalay arag waa caska dadku waa ceenkaa x2 ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay tageen cirka cali sabiix waxay tageen cirka x2 ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay sureen cirka cali sabiix waxay sureen cirka x2
Queue is empty
-- / --