1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
ciideenii cali sabiix ciideenii cali sabiix ciideenii cali sabiix x2

ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay sureen cirka cali sabiix waxay sureen cirka x2
ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay tageen cirka cali sabiix waxay tageen cirka x2
casar jooga caaray cishadaad lajoogtaa nafta culeeska kaa dagi caba caanahooda dhama ciirta caanahooda dhama ciirta x2
caawa hadan joogo ciil maqabo hadaan kacabay caano ciil maqabo cuqdad maqabo hadaan caweenaayo cali sabiix ciil maqabo x2
ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay tageen cirka cali sabiix waxay tageen cirka x2
ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay sureen cirka cali sabiix waxay sureen cirka x2
cududooda lagu ciil baxay caska dhiigbaa loo shubay salka caska caradoodaa lagu ciiday caska fagta sare buur ku taal caska calool nadiifa cilad la'aanta cuqdad maleh waa cid saraysa cali sabiix waa nabad curiya x2
ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay sureen cirka cali sabiix waxay sureen cirka x2
ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay tageen cirka cali sabiix waxay tageen cirka x2
cilmi badanaa caruur iyo ciroolaba caqli badanaa gabdho wada cad cad ma carabaa caadi maahee ma cadaanbaa caliyow kaalay arag waa caska dadku waa ceenkaa x2
ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay tageen cirka cali sabiix waxay tageen cirka x2
ciidii nabada cali sabiix ciidii carafta cali sabiix arag calanka waxay sureen cirka cali sabiix waxay sureen cirka x2
codkii Maslax mideeye, Sharma boy