VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaqaajiya dhiiga - Lyrics

dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee kasoo dhiciyay adoo dhimanaaya dhaqaalana haysan maxaad uga dhuuman nin dhoof lagu keenay dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee kasoo dhiciyaay hay dhinacaaga adoo n dhigin hiifka adoo dhakafaarka dharaarti la toosay dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee kasoo dhiciyaay maxaad uga dhuuman xaqii dhaxalkaagaaa ninkaa dhuranaaya dhaliisha mutasytay dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee kasoo dhiciyaay masiirkii dhurwaaga ka dhigay beelo beelo hadaan la dhaliilin dhurwaa ma hagaago dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee kasoo dhiciyaay dulaanka dhacaaaya dadkii dheecan kayga dharaar kama joogo dhigaa ikacaaya dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee kasoo dhiciyaay waxaa idhibaayaa umada udhiidhinaaya dhawaaqa ehelkayga habeen la dhagaysan dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee kasoo dhiciyaay daarood udhawaaqo difaaca usheegaa mar baan ku maraaye dhaliilaha daayaaa dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee kasoo dhiciyaay yartana u dhawaaqa walaal dhiiranaaa dhabarka isa saartoo dhan uwada leexdaa dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee kasoo dhiciyaay hadhuuman waa dheefe dalkaaga udhimo dhashii soomaaliyeed dhaafine dhiiirii dhaqaajiya dhiigaa dhaliyaradaay dhulkeena cadaaawee kasoo dhiciyaay hele hele hele hele dhaliisha maanta taagan heliyo hoobalowba ninba dhinacbuu jooga heliyo hoobalowba hadii aan dhaafi wayno heliyo hoobalowbaa dhaxalka inaan wayno heliyo hoobalowba ogoow soomalinimo heliyo hoobalowba dhaman ma baxayno heliyo hoobalowbaa dulaadka iska maydhe heliyo hoobalowba helelliyo heleele dhismaha midowgeena wilwilahaan ugoyni dhaantadaan utumi waxaan soo dhaweyni fardaan ugu dhawaaqi heleliyo heleele hada hada hunoy hada
Queue is empty
-- / --