VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhaqaajiya dhiiga mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maslax mideeye
Dhaqaajiya dhiiga

dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee
dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee kasoo dhiciyay
adoo dhimanaaya
dhaqaalana haysan
maxaad uga dhuuman
nin dhoof lagu keenay
dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee kasoo dhiciyaay

hay dhinacaaga adoo n
dhigin hiifka adoo
dhakafaarka dharaarti
la toosay
dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee kasoo dhiciyaay

maxaad uga dhuuman
xaqii dhaxalkaagaaa
ninkaa dhuranaaya
dhaliisha mutasytay
dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee kasoo dhiciyaay

masiirkii dhurwaaga
ka dhigay beelo beelo
hadaan la dhaliilin
dhurwaa ma hagaago
dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee kasoo dhiciyaay

dulaanka dhacaaaya
dadkii dheecan kayga
dharaar kama joogo
dhigaa ikacaaya
dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee kasoo dhiciyaay

waxaa idhibaayaa
umada udhiidhinaaya
dhawaaqa ehelkayga
habeen la dhagaysan
dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee kasoo dhiciyaay

daarood udhawaaqo
difaaca usheegaa
mar baan ku maraaye
dhaliilaha daayaaa
dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee kasoo dhiciyaay

yartana u dhawaaqa
walaal dhiiranaaa
dhabarka isa saartoo
dhan uwada leexdaa
dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee kasoo dhiciyaay

hadhuuman waa dheefe
dalkaaga udhimo
dhashii soomaaliyeed
dhaafine dhiiirii
dhaqaajiya dhiigaa
dhaliyaradaay dhulkeena
cadaaawee kasoo dhiciyaay

hele hele hele hele
dhaliisha maanta taagan
heliyo hoobalowba
ninba dhinacbuu jooga
heliyo hoobalowba
hadii aan dhaafi wayno
heliyo hoobalowbaa
dhaxalka inaan wayno
heliyo hoobalowba
ogoow soomalinimo
heliyo hoobalowba
dhaman ma baxayno
heliyo hoobalowbaa
dulaadka iska maydhe
heliyo hoobalowba
helelliyo heleele
dhismaha midowgeena
wilwilahaan ugoyni
dhaantadaan utumi
waxaan soo dhaweyni
fardaan ugu dhawaaqi
heleliyo heleele
hada hada hunoy hada

codkii Maslax mideeye