Dhije bule baaras
See rabtaa on the beat
Ani maaba adi saa i galooya
Maslax mideeye

Salaama waan idin salaanay
Salaama
Somaliya iyo jabouti salaama
Way inoo samaatay salaama
Soomaali weynay salaama

Salaama waan idin salaanay
Salaama
Somaliya iyo jabouti salaama
Way inoo samaatay salaama
Soomaali weynay salaama

Hadaan tagi lahaa jabouti
Waxaan noqon lahaa catuuti
Jamaal i gee jabal i sii
Kuma jaro cid kale lama jiro
Waa jidhkaygii jeexaygii
Jabouti meelna kaama jiro
Waa jidhkaygii jeexaygii
Jabouti walee kaama jiro

Hadaan tagi lahaa jabouti
Waxaan noqon lahaa catuuti
Jamaal i gee jabal i sii
Kuma jaro cid kale lama jiro
Waa jidhkaygii jeexaygii
Jabouti meelna kaama jiro
Waa jidhkaygii jeexaygii
Jabouti walee kaama jiro

Waa subaxa kale
Soomaliya sax miyaa maya
Jabkuti inay kala soocmeen
Sax miyaa maya
Waa si kalee sax miyaa
Sax miyaa maya
Sina wey soormeen
Sax miyaa maya
Waa si kalee sax miyaa
Inay kala soocdeen sax miyaa
Inay isa seegeen sax miyaa

Waa subaxa kale
Soomaliya sax miyaa maya
Jabkuti inay kala soocmeen
Sax miyaa maya
Waa si kalee sax miyaa
Sax miyaa maya
Sina wey soormeen
Sax miyaa maya
Waa si kalee sax miyaa
Inay kala soocdeen sax miyaa
Inay isa seegeen sax miyaa

Salaama waan idin salaanay
Salaama
Somaliya iyo jabouti salaama
Way inoo samaatay salaama
Soomaali weynay salaama

Salaama waan idin salaanay
Salaama
Somaliya iyo jabouti salaama
Way inoo samaatay salaama
Soomaali weynay salaama

Ka dhex bax naga dhex bax
Somalia jabouti wa same sax
Midkii nasoo dhex gala waa lax
Maslax calanka soo salax
Saas waaye jabouti

Balbala xunduli angela
Gengala waan tagi
Gaarti aa waan kasaa
Xaskiyo cartaba waan tagi
Waan tagi waan tabay reer tolkay

Balbala xunduli angela
Gengala waan tagi
Gaarti aa waan kasaa
Xaskiyo cartaba waan tagi
Waan tagi waan tabay reer tolkay

Kaalay sharmo boy kuwan xali
Fashil weeyi lololi dab gali
Iyo fataaladan filinkooda qari
Sharcigaan bari oo waa dhari

Ninka somalia dhibic
U ahi waa askari
Safka hore difaacaa
Saaka waan u gali
Seefahayga walaal
Cadawga uu ka sasi
Socodkayga markuu maqluu
Suuxi uu siriri suuxi uu siriri

Somalia ani lee waaye
Ka na kala saarey kee waaye
See waaye
somali jabouti same waaye
Sharmo iyo maslax camalee waaye
Saas waaye

Somalia ani lee waaye
Ka na kala saarey kee waaye
See waaye
somali jabouti same waaye
Sharmo iyo maslax camalee waaye
Saas waaye

Salaama waan idin salaanay
Salaama
Somaliya iyo jabouti salaama
Way inoo samaatay salaama
Soomaali weynay salaama

Salaama waan idin salaanay
Salaama
Somaliya iyo jabouti salaama
Way inoo samaatay salaama
Soomaali weynay salaama

Exit mobile version