Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan sinjiga dhaqankaa na simay
Sinaam sawraca hidahaa na simay
Sinaan midabka sugulkaa na simay
Sinaan tawxiidka san baa na simay
Sinaan afkeena saxanbaa na simay
Sinaan anshaxa suubanbaa na simay
Sinaan sinjiga dhaqankaa na simay
Sinaam sawraca hidahaa na simay
Sinaan midabka sugulkaa na simay
Sinaan tawxiidka san baa na simay
Sinaan afkeena saxanbaa na simay
Sinaan anshaxa suubanbaa na simay
Salaamay marka hore waan salaamay
Soomaali waan salaamay
Waa ii wada sokeeye
Sooryada waan u simay
Samidan ugu soocay
Oo salmidaan ku siiyay
Samidna u qalay
Oo sixirkii waan garoobay
Sacabkii waan ka sifeeyaa
Subagiibaan ka saaray
Saakana ilaa saluguugi baan u kacay
Soomalay waan soo wada maray
Shalay la i saaray
Saluugba waan ka waayay
Waa la isoo dhaweeyay
Samada la i geeyay
La ii sacabo tumay
Salaan la ii dhigay
Soorna la igu daray
Way ii wada saxnaayeeno
Khalad baan ku soo waayay
Qalbigaa la ii sifeeyayee
Salaamay soomaali waan salaamay
Soomaali waan salaamay
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomaliyeey soomaal
Soomaalaanu nahay soomaal
Sinaan soomalaan nahay
Sadrigayga iga soo nahaabay
Duu salaw
Waxbaa jira hadii saxar taabtay yari
Ishaada isha kale la siman
Maxay kuula oydaa sifeey
Maxay kuula oydaa sifeey
Walaalahaa kalaa saftee
Looma soo kale dhex galo
Ha kala soocmaan abidood
Dhib iyo samo wixii mahad
Dushay ka wada socdaan
Tiknuuna waa sidaase ogoow
Walaalahaa kalaa saftee
Hiyaalo huubalowbaa
Looma soo kale dhex galo
Hiyaalo huubalowbaa
Ha kala soocmaan abidood
Hiyaalo huubalowbaa
Dhib iyo samo wixii mahad
Hiyaalo huubalowbaa
Dushay ka wada socdaan
Hiyaalo huubalowbaa
Tiknuuna waa sidaase ogoow
Walaalahaa kalaa saftee
Hiyaalo huubalowbaa
Looma soo kale dhex galo
Hiyaalo huubalowbaa
Ha kala soocmaan abidood
Hiyaalo huubalowbaa
Dhib iyo samo wixii mahad
Hiyaalo huubalowbaa
Dushay ka wada socdaan
Hiyaalo huubalowbaa
Tiknuuna waa sidaase ogoow