leliyow waleele
toliye hele wayka
toliye hooba hele waynaka

isirka isirkeena tahaye
tageero walaalnimo
shacab aan ka tageynoo
u tagaan sumcadayda ayaa tahay
tuliye tuliyey tahaye

sidiiga noo tarmaaya
tuliyeey haa
tarmaayo tabaaleysan
tuliyey haa
aniga u taliyoo
tuliyey haa

u tilmaanan gobanimo
tuliyey haa
qaranimo u taagan
tuliyey haa
qabyaalad laga tiray
tuliyey haa
wanaaga lagu taxay
xudunta tuliyey haa

sooyalka tixraacayo
xaqiiqda lama tiree
taarikhda gobanimo
tusaalad u tahay

tuli yaan la taaban
heleey halala
tuli yaan la taaban
haraad ha ku taamo
talaabo yaan la qaadan
walaalnimada la tiigso
tol weeyi somalo dhan
tusmo u tahay maanta
qarankeena hada daran

toosiya toosiyena
tanaasul waa hankeyga
somalinimadeyda
tunkeygii ku saaqdo
umada u tilmaama
dhugnimo tayadeeda
tuli yaan la taaban

Exit mobile version