VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa dabaal dagayaayee - Lyrics

Waan dabaaldagayaaye waan dabaal degayaaye waan u dabaal degayaa waan dabaaldegayaaye wax i dhibayaan diidayaa dantaydaan daryeelayaa dookhayga anigaa ogoo farxad baan kuu diyaarinayaa wax i dhibayaan diidayaa dantaydaan daryeelayaa dookhayga anaa ogoo farxad baan kuu diyaarinayaa waan u dabaal degayaa waan dabaaldegayaaye waan dabaaldegayaaye waan dabaaldegayaaye himiladaan doonayoo dadaal baan ugu jiraa hadii aan guul daraystana waan u daalay kuma degayee daruus baan ka qaadanayaaye dunida waxaan khalad ku soo galaybaa diiwaankayga ka saxayaayoo dibaan u bilaabayaa daruus baan ka qaadanayaaye dunida waxaan khalad ku soo galaybaa diiwaankayga ka saxayaayoo dibaan u bilaabayaa waan dabaal degayaaye waan dabaal degayaaye waan dabaal degayaaye waan dabaal degayaaye waan dabaal degayaaye waan dabaal degayaaye waan dabaal degayaaye waan dabaal degayaa duruufuhu ima celinayaane waan dabaal degayaa waan dabaal degayaa dunidan iguma ciilanayaaye waan dabaal degayaa waan dabaal degayaa duruufuhu ima celinayaane waan dabaal degayaa waan dabaal degayaa dunidan iguma ciilanayaaye waan dabaal degayaa waan dabaal degayaa dunida haday ii hayso waan dabaal degayaa waan dabaal degayaa danahayga ma gaabinayaye waan dabaal degayaa waan dabaal degayaa nafna daa'in ma abuurayoo wax i dheeri masoo degin mana dulayn adoomihiisoo waxay tabaan uma diidin nafna daa'in ma abuurayoo wax i dheeri masoo degin mana dulayn adoomihiisoo waxay tabaan uma diidin ima daayicin ima doorinin waa deeqsiyo ima dayrinin ima daayicin ima doorinin waa deeqsiyo ima dayrinin dabciguu isiiyay maan daadinin waan dadaalayoo ma aan daciifin dabciguu isiiyay maan daadinin waan dadaalayoo ma aan daciifin waan dabaal degayaayee waan dabaal degayaayee waan dabaal degayaayee waan dabaal degayaa waan dabaal degayaayee waan dabaal degayaayee waan dabaal degayaayee waan dabaal degayaa anigana damiirkaygiyo dulqaadkaygu muu lumin ruux dilaaliyo danaystaha dawgiisii maan marin madaxayga umaan dajin hoos umaan dhigin shakhsi igu diganayoo baahidayda aan dareemin anigana damiirkaygiyo dulqaadkaygu muu lumin ruux dilaaliyo danaystaha dawgiisii maan marin madaxayga umaan dajin hoos umaan dhigin shakhsi igu diganayoo baahidayda aan dareemin Aan dareemin aan dareemin Aan dareemin aan dareemin Heeyaa haleelaa heeya haleela Heeyaa haleelaa heeya haleela Heeyaa haleelaa heeya haleela Heeyaa haleelaa heeya haleela doorkuu magacaygu ag joogo daryeelkiisu ani weeyi ruux daneeyaa haduu jirin ana diidaya nashaado ruux daneeyaa haduu jirin ana diidaya nashaado ruuux i daafacaya ma durayee waan daweynayaa
Queue is empty
-- / --