VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waa dabaal dagayaayee mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maslax mideeye
Waa dabaal dagayaayee

Waan dabaaldagayaaye
waan dabaal degayaaye
waan u dabaal degayaa
waan dabaaldegayaaye

wax i dhibayaan diidayaa
dantaydaan daryeelayaa
dookhayga anigaa ogoo
farxad baan kuu diyaarinayaa

wax i dhibayaan diidayaa
dantaydaan daryeelayaa
dookhayga anaa ogoo
farxad baan kuu diyaarinayaa

waan u dabaal degayaa
waan dabaaldegayaaye
waan dabaaldegayaaye
waan dabaaldegayaaye

himiladaan doonayoo
dadaal baan ugu jiraa
hadii aan guul daraystana
waan u daalay kuma degayee
daruus baan ka qaadanayaaye
dunida waxaan khalad ku soo galaybaa
diiwaankayga ka saxayaayoo
dibaan u bilaabayaa

daruus baan ka qaadanayaaye
dunida waxaan khalad ku soo galaybaa
diiwaankayga ka saxayaayoo
dibaan u bilaabayaa

waan dabaal degayaaye
waan dabaal degayaaye
waan dabaal degayaaye
waan dabaal degayaaye

waan dabaal degayaaye
waan dabaal degayaaye
waan dabaal degayaaye
waan dabaal degayaa

duruufuhu ima celinayaane
waan dabaal degayaa
waan dabaal degayaa
dunidan iguma ciilanayaaye
waan dabaal degayaa
waan dabaal degayaa

duruufuhu ima celinayaane
waan dabaal degayaa
waan dabaal degayaa
dunidan iguma ciilanayaaye
waan dabaal degayaa
waan dabaal degayaa

dunida haday ii hayso
waan dabaal degayaa
waan dabaal degayaa
danahayga ma gaabinayaye
waan dabaal degayaa
waan dabaal degayaa

nafna daa'in ma abuurayoo
wax i dheeri masoo degin
mana dulayn adoomihiisoo
waxay tabaan uma diidin

nafna daa'in ma abuurayoo
wax i dheeri masoo degin
mana dulayn adoomihiisoo
waxay tabaan uma diidin

ima daayicin ima doorinin
waa deeqsiyo ima dayrinin
ima daayicin ima doorinin
waa deeqsiyo ima dayrinin

dabciguu isiiyay maan daadinin
waan dadaalayoo ma aan daciifin
dabciguu isiiyay maan daadinin
waan dadaalayoo ma aan daciifin

waan dabaal degayaayee
waan dabaal degayaayee
waan dabaal degayaayee
waan dabaal degayaa

waan dabaal degayaayee
waan dabaal degayaayee
waan dabaal degayaayee
waan dabaal degayaa

anigana damiirkaygiyo
dulqaadkaygu muu lumin
ruux dilaaliyo danaystaha
dawgiisii maan marin
madaxayga umaan dajin
hoos umaan dhigin
shakhsi igu diganayoo
baahidayda aan dareemin

anigana damiirkaygiyo
dulqaadkaygu muu lumin
ruux dilaaliyo danaystaha
dawgiisii maan marin
madaxayga umaan dajin
hoos umaan dhigin
shakhsi igu diganayoo
baahidayda aan dareemin
Aan dareemin aan dareemin
Aan dareemin aan dareemin

Heeyaa haleelaa heeya haleela
Heeyaa haleelaa heeya haleela
Heeyaa haleelaa heeya haleela
Heeyaa haleelaa heeya haleela

doorkuu magacaygu ag joogo
daryeelkiisu ani weeyi
ruux daneeyaa haduu jirin
ana diidaya nashaado
ruux daneeyaa haduu jirin
ana diidaya nashaado
ruuux i daafacaya ma durayee
waan daweynayaa

codkii Maslax mideeye