VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan awoodaa - Lyrics

Waan awoodaa inaan Masluxuun ilayska daar Waan awoodaa inaan Iftuun uun i wada eegtaan Waan awoodaa inaan Aaminoon hada istaaga Waan awoodaa inaan Aduunkan magac ku yeesho Waan awoodaa inaan Aarsi u kaco ku wadaa Waan awoodaa inaan Naceyb igu dayaan Waan awoodaa inaan Naadaba ubax ku beeraa Waa awooda inaan Meel adag jacaylada siiyaa Anaa badalaya anaa badalaya Anaa badalaya aniga u awooda Anaa badalaya anaa badalaya Anaa badalaya aniga u awooda Aniga u awooda awooda Awooda awooda Waan awoodaa inaan badalan awoodaa Waan awoodaa inaan xumaha ka boodaa Waan awoodaa inaan waana ka boobaa Waan awoodaa inaan nafta la boodaa Runta u sheegaa beena ka diidaa Waan awoodaa inaan dalkayga hooyo Waan awoodaa inaan cagta ubaxeeya Waan awoodaa inaan anigu shaqeeya Waan awoodaa meeshu asagaygu jooga Waan awoodaa inaan dadkayga geeya Waan awoodaa iyo meel ka saraysa Meel ka saraysa meel ka saraysa Waan awoodnaa inaan Been awaaska ka aamusnaa Waan awoodnaa inaan Diidno alifaada beentaa Waan awoodnaa inaan Dad walaalo inaynu ahaanaa Waan awoodnaa inaan Dusheniyo is ilaashanaa Waan awoodaa inaan Ku raaco ood i hogaamisaa Waan awoodaa inaan Adi kuu quudho adi kuu daayaa Waan awoodaa inaad Adi iga horeyso adi kaa dambeeyaa Waan awoodaa inaan Amarkaaga qaadanaya waryaa Anaa badalaya anaa badalaya Anaa badalaya aniga u awooda Anaa badalaya anaa badalaya Anaa badalaya aniga u awooda Aniga u awooda awooda Awooda awooda Waan awoodaa inaan badalan awoodaa Waan awoodaa inaan xumaha ka boodaa Waan awoodaa inaan waana ka boobaa Waan awoodaa inaan nafta la boodaa Runta u sheegaa beena ka diidaa Waan awoodaa inaan dalkayga hooyo Waan awoodaa inaan cagta ubaxeeya Waan awoodaa inaan anigu shaqeeya Waan awoodaa meeshu asagaygu jooga Waan awoodaa inaan dadkayga geeya Waan awoodaa iyo meel ka saraysa Meel ka saraysa meel ka saraysa
Queue is empty
-- / --