VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waan awoodaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maslax mideeye
Waan awoodaa

Waan awoodaa inaan
Masluxuun ilayska daar
Waan awoodaa inaan
Iftuun uun i wada eegtaan
Waan awoodaa inaan
Aaminoon hada istaaga
Waan awoodaa inaan
Aduunkan magac ku yeesho
Waan awoodaa inaan
Aarsi u kaco ku wadaa
Waan awoodaa inaan
Naceyb igu dayaan
Waan awoodaa inaan
Naadaba ubax ku beeraa
Waa awooda inaan
Meel adag jacaylada siiyaa

Anaa badalaya anaa badalaya
Anaa badalaya aniga u awooda
Anaa badalaya anaa badalaya
Anaa badalaya aniga u awooda
Aniga u awooda awooda
Awooda awooda

Waan awoodaa inaan badalan awoodaa
Waan awoodaa inaan xumaha ka boodaa
Waan awoodaa inaan waana ka boobaa
Waan awoodaa inaan nafta la boodaa
Runta u sheegaa beena ka diidaa

Waan awoodaa inaan dalkayga hooyo
Waan awoodaa inaan cagta ubaxeeya
Waan awoodaa inaan anigu shaqeeya
Waan awoodaa meeshu asagaygu jooga
Waan awoodaa inaan dadkayga geeya
Waan awoodaa iyo meel ka saraysa
Meel ka saraysa meel ka saraysa

Waan awoodnaa inaan
Been awaaska ka aamusnaa
Waan awoodnaa inaan
Diidno alifaada beentaa
Waan awoodnaa inaan
Dad walaalo inaynu ahaanaa
Waan awoodnaa inaan
Dusheniyo is ilaashanaa
Waan awoodaa inaan
Ku raaco ood i hogaamisaa
Waan awoodaa inaan
Adi kuu quudho adi kuu daayaa
Waan awoodaa inaad
Adi iga horeyso adi kaa dambeeyaa
Waan awoodaa inaan
Amarkaaga qaadanaya waryaa

Anaa badalaya anaa badalaya
Anaa badalaya aniga u awooda
Anaa badalaya anaa badalaya
Anaa badalaya aniga u awooda
Aniga u awooda awooda
Awooda awooda

Waan awoodaa inaan badalan awoodaa
Waan awoodaa inaan xumaha ka boodaa
Waan awoodaa inaan waana ka boobaa
Waan awoodaa inaan nafta la boodaa
Runta u sheegaa beena ka diidaa

Waan awoodaa inaan dalkayga hooyo
Waan awoodaa inaan cagta ubaxeeya
Waan awoodaa inaan anigu shaqeeya
Waan awoodaa meeshu asagaygu jooga
Waan awoodaa inaan dadkayga geeya
Waan awoodaa iyo meel ka saraysa
Meel ka saraysa meel ka saraysa

codkii Maslax mideeye