way waari mayside
way war hakaa hadho
waydaaro wax kudhibaya
hawalwalin ha murugoon dhe
ha walaacin wax yeelaada
wadnahaaga dhaawacayee
waydaye qalbigaagaaa
wacnaagu ma waaro
waayuhu kuma su aalo
waaano iyo rashiba
maalinba waa dul maraaye
way waari mayside
way war hakaa hadho
waydaaro waxku dhibaya

ka war doono qalbigaaga
la tasho wadnahaaga
niyadaada ku kuwaari
wax uroon magacaaga
ka waynoow nacabkaaga
ku wacdiya xumahaaga
kana leexi wadaada
wadaada guusha
way waari mayside
way war hakaa hadho

waayahan dambe
qaarbaa ku wareegaa
wadnahaaga toga
inay walaalobaan
wehel la qaado
wakhtigooda siiyaa
wacnaanta kula joogo
weedhaada kaydka
duni ma waartee
ha wareegto wajiga ku badal
adoo wanaajiyay
wala dhuuqayaan
waagii baryaba wadkaaga
suagayaa tuugu warbuu
wacadkaaga diraa
wixiii jabku ahaana wadaa
inuu kuweydeeyuu rabaa
waran buuna kugu
soo weerarayaaa
wacdarahaaguu
gaar usidaaa
yaan laguu soo wadin
adigoo
way waari mayside
way war hakaa hadho
way waarimayside
way war hakaa hadho

Exit mobile version