VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masuul 2021 - Lyrics

ma ogtahay dhagaystow in heesaha Masuul dhawaqoodu aad iyo aad usareeyaan mar ala marka aad gaadhiga ka dhageesanayso ama sameecdooyinka dhagaha ama meelaha xafladaha aad ka daarto taasi waa sirta masuul hees waliba oo masuul oo nasoo gaarta waxaa ku sameynaa dib uhabeyn aad iyo aad u casri ah oo la jaan qaadi karta sameecad waliba oo dunida taala taasi ayaa ka dhigaysa in heesaha Masuul ay ka duwanaadaan heesaha kale ee meelaha kale kujira midaas oo noo saamaxday tobankii sano ee ugu dambeeyay inaa hayno shacab aad ubadan oo nagu xiran waliba nagu qanacsan oo nagu faraxsan sidaas la ajligeeda tijaabi oo ka warjeri farqiga udhaxeeya heesaha masuul iyo heesaha kale haddii aadan hore u ogayn sababta midaan usameynayno waxay tahay waxaa ognahay meelaha heesaha soomalida ciladuhu ka jiraan marka loo eego meelaha kale ee aan fahmi karin meelaha ciladu kaga jirto maadaama aanu nahay dad luqadii somaliyeed fahmaaya dhaqankii somaliyed yaqaan sidaasi waxay inoo saamaxday in aan samayno barnamij hees waliba oo soo gaarto dib ucasriyeynaayo dibna u nadiifinayo haday noqoto mid istuudiyahay si toos ah nooga timaad iyo hadii ay noqoto mid meel kale noga timaadba waxaan kusameynaa hees waliba dib ucasriyeyn aad iyo aad uweyn taas oo usaamaxda in heestu ama markale dib unoolaato noqotana hees aad iyo aad uhabeysan aad iyo aadna aad uga dhageysan kartaan samecad waliba oo dunida taal
Queue is empty
-- / --