VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Masuul 2021 mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Masuul
Masuul 2021

ma ogtahay dhagaystow
in heesaha Masuul
dhawaqoodu aad iyo aad
usareeyaan
mar ala marka aad
gaadhiga ka dhageesanayso
ama sameecdooyinka
dhagaha ama meelaha
xafladaha aad ka daarto

taasi waa sirta masuul
hees waliba oo masuul
oo nasoo gaarta waxaa
ku sameynaa dib uhabeyn
aad iyo aad u casri ah
oo la jaan qaadi karta
sameecad waliba oo
dunida taala
taasi ayaa ka dhigaysa
in heesaha Masuul
ay ka duwanaadaan
heesaha kale ee
meelaha kale kujira
midaas oo noo saamaxday
tobankii sano ee ugu
dambeeyay inaa hayno
shacab aad ubadan
oo nagu xiran waliba
nagu qanacsan oo
nagu faraxsan
sidaas la ajligeeda
tijaabi oo ka warjeri
farqiga udhaxeeya
heesaha masuul iyo
heesaha kale
haddii aadan hore u ogayn
sababta midaan
usameynayno waxay tahay
waxaa ognahay meelaha
heesaha soomalida
ciladuhu ka jiraan
marka loo eego
meelaha kale ee aan
fahmi karin meelaha
ciladu kaga jirto
maadaama aanu
nahay dad luqadii
somaliyeed fahmaaya
dhaqankii somaliyed
yaqaan
sidaasi waxay inoo
saamaxday in aan
samayno barnamij
hees waliba oo soo gaarto
dib ucasriyeynaayo
dibna u nadiifinayo
haday noqoto mid
istuudiyahay si toos ah
nooga timaad iyo
hadii ay noqoto
mid meel kale noga
timaadba waxaan
kusameynaa hees
waliba dib ucasriyeyn
aad iyo aad uweyn
taas oo usaamaxda
in heestu ama markale
dib unoolaato
noqotana hees aad
iyo aad uhabeysan
aad iyo aadna aad
uga dhageysan kartaan
samecad waliba
oo dunida taal

codkii Masuul