onkod iyo hilaac uffo iyo dabayl roob da aaya oo
hare idhanka joogaan arkaya xareed aan kuu banee

arin lamaa filaaniyo udgooneey ayaan daro se waxay tahay
geed odaxle baad ubax yohow ku taal
ana eegmadaadiyo aragtidaadiiba jacaylba igu abaaro
uurkiyo wadnaha olol ma iga baxaya

umaliyo dhibiyo urugaan qabaa iyo uur xumee
eebadii kalgacalkaa wadnaha i abaartoo
iga oohisee

Exit mobile version