diinyohoow gur guurtaa dacawiyo waraabiyo
kuma cuno dugaaguye
wadka oo ku dila iyo dar illaahay mooyee
dadna kuma ugaadhsado
dal yaqaana waad tehee dabuubtayda maqalo

tii la iigu daw galay ducadiyo salaantaa
ha dayacine gaadhsii
deeqa waxaad tidhaahdaa dawadii naftaydaay
kuma aan dalyayninee u dul qaado waayaha

waxaa dibad galoo idil adigaa u da a waynoo
waxaad tahay duqoodiiyo nabad doonadoodii
dagaal aanan galinee
darajadaa lahaaye dadku wada yaqaanee

waxaan kuu duraansadeen hada kaaga door biday
abaar dunida gaadhiyo ma dareentid oonkoo
laaftudhaaya laga tagay
hunguri kuma dul geeyoo kuma damaqdo gaaje

Exit mobile version