miilay waagu dhawyahay mahiigaan hawaarsaday
masku galay godkiisii
qalbi maalib laystira raha moqor ka ciyayana
madadaalo ugu taga

wanqashiisa murugooy mudqa laguma korinine
madad jacayl lagu muraadsaday

mahdi loo war daranyahay mahuraana dayrteen
marti qaaday qiiradu
marxal lagu cawaysimay nabsi mira ku daadshoo
masar looga haajiray
wakhtiga u mir kacayoow muda looma qabanine

Exit mobile version