VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Meesha maxay duntu - Lyrics

maxay dantu ciishay wiiloo dulqaad iyo deeq lahaayoo dadkuna doqon moodayaan adigoo daganaa abaar marbuu dir kuu da aayooy daruuruhu kuu curtaanooy xareed kudabaalata intay deeqda eebe maqantay ha dilin hana iga dagaalin dobkaa igu yaalee ax wadnahaa damqashada ka daa maxaa laba ruux is doortoo dabuube dusha looga qariyo kuwii xigay loogu daw galay maxaa duni lagu lug go ayoo innaba nabad lagu dagaynoo sidaad doonayso noqonayn intay doqoniimadaada tahay intay doogi abaar yahay ha diidin hana iga dagaalin nacasbaa dabraayee miyaan dakharkaba ogahay habeenki oo dam yidhiyoo qudcurka daahiisa rogayoo dabayluhu foodh yayaan halkii adi kuu darayd illaah waa kaa duwaayoo dibaad uga joogsataa adigu doori jaada iyo dareemada jiidhi lahaa marbuu dayax soo baxaayood abeesada uuba leeyoo daluunta ka weecataa waxaad doonayso oo daraadii u liidato oo adiga kuu dabrananbaa dibjiray ruuxiisa iyo dubkiisa la dooriyayoo dadkuna kugu caayayaan adoo dayr adag illaahay kaa dunshaa danayso adoo lahaa marbaad dacar qooshataayood dhukaal ku dur duurataa
Queue is empty
-- / --