sida ubax dharaaro
dhabanadu casaadee
dhacdu ay kulushaahy
sadrigaad ku dhigantahay
dhebi baxay lamoodyeey
waad igu dheertahee
dhaayihii ku arkaa
waano dhaxal uyeeshee
dhaayihii ku arkaa waano
dhaxal uyeeshee
waanigan dhaqaaqo
waan dhoofayaayee
axdi meel ma dhiganaa

sida dhool gu yoo da ay
ama dhibicda roobka
tii leygu dheeree
ama laamo dhabiyo
fadhiyada kuyaaloo
wabiga dhinaca saareen
dhooley sidaad tahay
damiirkaygu raacee
kuma dhaafi akrayee
dhaayihii ku arkaa
waano dhaxal uyeeshee
dhaayihii ku arkaa waano
dhaxal uyeeshee
waanigan dhaqaaqo
waan dhoofayaayee
axdi meel ma dhiganaa

Exit mobile version