been laguma dhaartee
dhan loo dayaaba gabadhyay
jacayl iga dhab weeyoo

timahaagan dheeree dhabarkaga
joogee illaahay dhameeyo
ilkahaagan dhuuxiyo dibnahagan
dhuxushan dhaka faar ka qaade

waxa aad u dhigantaa dhibicdiyo
cadceedoo isu soo dhawaadee

Exit mobile version