hoheey waan lumoo hanfadbaan
ohoo hirbaa ii hilaacayee
inaan ahay habeen iyo inaan hiboy
kuu hagaagsanay aan kala hubsado

markay tahay habeen waan halawsano
hilibkaygiyeey halkaad joogtiduunba
la iga soo helaa
inaan ahay hacoo iyo inan sidaa
ku hagaagsanay aan kala hubsado

Exit mobile version