walaac anigoo lajiifay
maxan warba haar latosay
wareer anigo laliita
maxan warwar jiifi waayay

maxan sida weer caraysan
saqda dhexe gaaf wareehay

muxuu wagal iihilacay
maxan kula rooray weelka

ubaydhay wadiigo leexsan
wakhtigu itilmaami waayay

jacaylku muxuu iwiigay
muxuu wadnahyga wiigay

maxaan shinbiraha waraystay
udhiibay waraaq daboolan
hadii ay wacadkii iiga qaaday
mid weeyi itidhaahdo weeyi

waayeel dadoow inaan waalanahay
duni weersidoo kaligii dhibtoo
wacadkii dhigtoo waydarataan
weekay nayaaa

wadeeco maxaan illaashay
waraabe ka soo kexeeyay
sacwayda maxaan udhaan shay
wal waalo usoo arooray

halkiisa kusoo waraabshay
maxaan wali soo kexeeyay
wadaado maxaan uyeedhay
uloogay wankayga fiican

waxyeelo hal utaalo
naftayda maxaan kawaabshay

walaalkay nimaan uhaystay
muxuu wado iifadhiistay

gof aan wehelkayga mooday
kaqayb galay weerar kayga

ruuxan lawdagay cunto
kuwiirsaday dhiiladayda

Exit mobile version