beeeneey waa run

barbaar dhedig iyo laboodkeed
baryahan is bidoo
buug dhaqanka ka baxoo
kaalinteeniibaa banaan
hadaad naga badantihiin
garaadkiinu waa bukaa
bar kuma taalbad tihiin
waxaad biiseen hidahii
dhaqankii idinkaa badalay
bariinbaad naga dhigteen
barkii midayaabu raacay
waxaad barateen wax kale

afkiinoonaydaan haaag u baran
ayaa oo hadar hajaahee
iyo sheeri iyo no noo qortaan
bildhaanta qalaad
bawsiga maykal jaksan
rikoodho ka buuxsataan

bilicdii quruxdeenu meeday
jacaylkiinan labada bari
labaxa taga oo na dhaafa

Exit mobile version