Isma oran ilwaadba
Intaa kala maqnaataan
Kaa aamusaysaa

Ismaan oran afdhuubiyo
Eedbay ka tirsaniyoo
Oo qurux umaan doontaa

Ma shaydaan iblaysbaa
Isku keen diraayoo
Afkuun kaala bixiniyo
Ma shaydaan iblaysbaa
Isku keen diraayoo
Afkuun kaala bixiniyo
Naar kugu afuufoo
Iga daa ha ka bixin

Isma oran ilwaadba
Intaa kala maqnaataan
Kaa aamusaysaa

Ismaan oran afdhuubiyo
Eedbay ka tirsaniyoo
Oo qurux umaan doontaa

Ma shaydaan iblaysbaa
Isku keen diraayoo
Afkuun kaala bixiniyo
Ma shaydaan iblaysbaa
Isku keen diraayoo
Afkuun kaala bixiniyo
Naar kugu afuufoo
Iga daa ha ka bixin

Exit mobile version