aduunyada afar maalimood waayee
labadii is aamintaa iil la kala aadhee
amar eebe waayee intii abaarayee
ul iyo diirkeed ahaanaa alleheen
ka tuukaaye
arwaax badaneey amarkeeda yeelaayee
indhahaygaa ilmeeyayee maxaan idhaahdaaye

Exit mobile version