aduunyada korkeeda
hufi iyo islaam ban
kaa doortay kaligaa
si laygukaa kabay
kulayl aad la oydiyo
kuftankaaga naxayaa
kawsar aragtidaada
kurbo igu abuurtee
kashka kaalay igu qabo
adoo soo koraayooo
wali kamil noqonbaan
kuu xidhay kuul dahaba
kada waalidka iyo
canaan laygu kadiyaa
kaftan ii ahaan jiray
kowsar aragtidaada
kurbo igu abuurtee
kashka kaalay igu qabo

Exit mobile version