VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geesi u ahaw - Lyrics

dartaa waajib lagu gutaa goortay waayuhu murgaan aqoontuna waxay gudaa sad aan shilin goyn karine guunyada caqligeeda ka roon halkaasaa way halkaasaa halkaasaa gob laga noqdaa ogow ruux ruuxa gala dadaal dhadhaab is dul saaran iyo haduu dhagax goo yidhaah marbuu marbuu gaadhaa hankii anfacna uga sii gudbaa gu'yaal maan kula tirsaday markuu geedigiisa geedigiisa raro inaad kaaga guurisiyo gankaa dagbaa haboon hadaad run ka gaabisana wax kaa gadmanbaa jiree galoof ha ka noqon caqliga geesina u ahaw u ahaw geesina u ahaw waqtiga gunbaa haan laga tolaa guushuna deeq maaha oo waxay dhalataa galadi markii tacab loo galeee gacmaha aduu ha iska xidhin garaadkaa garaadkaa garaadkaagana ha sirin marbay marbay guul guuldaradu dhasha lib iyo samo aan gudhinoo daruustii laga guntaa gadaal gadaal lagu meel maraaye ku dhimo gobonimo iyo sharaf gu'yaal maan kula tirsaday markuu geedigiisa geedigiisa raro inaad kaaga guurisiyo gankaa dagbaa haboon hadaad run ka gaabisana wax kaa gadmanbaa jiree galoof ha ka noqon caqliga geesina u ahaw u ahaw geesina u ahaw waqtiga
Queue is empty
-- / --