VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Geesi u ahaw mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maxamed Jeesto
Geesi u ahaw

dartaa waajib lagu gutaa
goortay waayuhu murgaan
aqoontuna waxay gudaa
sad aan shilin goyn karine
guunyada caqligeeda ka roon
halkaasaa way halkaasaa halkaasaa
gob laga noqdaa

ogow ruux ruuxa gala dadaal
dhadhaab is dul saaran iyo
haduu dhagax goo yidhaah
marbuu marbuu gaadhaa hankii
anfacna uga sii gudbaa

gu'yaal maan kula tirsaday
markuu geedigiisa geedigiisa raro
inaad kaaga guurisiyo
gankaa dagbaa haboon
hadaad run ka gaabisana
wax kaa gadmanbaa jiree
galoof ha ka noqon caqliga
geesina u ahaw u ahaw
geesina u ahaw waqtiga

gunbaa haan laga tolaa
guushuna deeq maaha oo
waxay dhalataa galadi
markii tacab loo galeee
gacmaha aduu ha iska xidhin
garaadkaa garaadkaa
garaadkaagana ha sirin

marbay marbay guul guuldaradu dhasha
lib iyo samo aan gudhinoo
daruustii laga guntaa
gadaal gadaal lagu meel maraaye
ku dhimo gobonimo iyo sharaf

gu'yaal maan kula tirsaday
markuu geedigiisa geedigiisa raro
inaad kaaga guurisiyo
gankaa dagbaa haboon
hadaad run ka gaabisana
wax kaa gadmanbaa jiree
galoof ha ka noqon caqliga
geesina u ahaw u ahaw
geesina u ahaw waqtiga

codkii Maxamed Jeesto