Cusaybmaaha daroor
Cudurkaan ihayaaa
Cabla waad maqashee
Catar baan ahayoo
Cimrigiiba jacayl
Wuu cawaaqib xunyahay

Cishadaan arkaybaan
Caafimaad qabaayee
Cilmi waad maqasheen
Caykii uu unoqdee
Cimrigiiba jacayl
Wuu cawaaqib xunyahay

Caashaq ruux helaa
Illeen waa caddibmoo
U ciyoobay hadduu
Carabadkaaga diidee
Cimrigiiba jacayl
Wuu cawaaqib xunyahay

Exit mobile version